U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siraad1

Magac Lab
Xaraf SSubg SI6 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markii gurigii Mooge la garaacay ee ay ka furtay Siraad, indhahana ay ku dhufatay inay wada socdaan Najiib ayay dib u booday, albaabkii oo furana soo celisay, waxayna Siraad soo hagoogatay shalmad.

”
“

Marwo siraad waxay aad ugu nuux nuuxsatay inay aaminsan yihiin inaan la kala badin oo cidii u hanbalyaysa, waxay tidhi sida Ucid isagu hayska hadlo, laakiin yaanu soo qaadin xisbi kale, sida KULMIYE.

”
“

"Xaaladu waa mid ka duwan sidii hore, qof walba waxaa ku taagan cabsi cusub, dadka qaarkood waxay bilaabeen inay qaxaan" ayay Siraad hadalkeeda raacisay, iyadoo saakay dagaalo u dhexeeya DF iyo Al-shabaab ka dhaceen deegaanadaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD