U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shub1

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHU4 xar
1

Dhis ka samaysan bir, ciid, quruurux iyo shamiinto isku dhafan oo isku qallalay.

2

Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, leh jiib iyo jaan oo ragga iyo dumarku wada dheelan. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa u sii muuqdaa hadhaagii jidgooyooyinkii ay dagaalyahanadu isticmaaleen, dhagaxaan shub ah iyo biro meel kasta daadsan.

”
“

Habeenkii ayaa nin waliba wuxuu soo qaaday koob biyo ah isagoo is leh kuwa kale ayaa subagga soo qaadayee adigu biyaha uun meesha kusoo shub.

”
“

Madfac ku dhacay xaafada Sanca ee degmada Yaaqshiid ayaa dilay 2-qof oo rayid ah, isla markaana dhaawacay 8-kale oo la rumeysan yahay inay intooda badan kasoo jeedaan hal qoys, waxayna dadkan ku socdeen guri shub ah si ay madaafiicda uga gabaadsadaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD