U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sarrif1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhibaatada hortaagan isticmaalka doolarku waa sarrif ama jajab la'aan.

”
“

Hadalkaas Sarrif Sanaawi ayaa habro reer Shanka-roon ahi sheegeen inuu yahay war sonkor leh, laakiin oday kale ayaa yidhi sonkorna ma leh, ma ninka yidhi Xamar aqoonsi ka soo qaata iga walla waa kaa jar ka tuuray.

”
“

Boorama (Haatuf): Guddoomiyaha baanka Somaliland laantiisa Boorama Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay in shaqada Baanka ee garoonka dayuuradaha Boorama aanu ahayn mid dadka lagu dhibo sarrif ama lacago kale oo si sharci-darro ah inay ku bixiyaan loogu khasbo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sarrif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD