U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sarreeye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Ilaah.

2

Daraja sare oo askareed; jeneraal.

3

Xisaab jajab ah oo la qaybinayo tan kor la dhigo.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waa reer Sanaag & reer Bari oo mid waliba Sarreeye barwaaqo, nabad & caano uu u lukiyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sarreeye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD