U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sabri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Cid inay samirto gayeysiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida laga soo xigtay wasiirka arrimaha dibada ee Ciraaq Naaji Sabri muddada u dhaxaysa xiliga ay codsadeen in shirkaas dib loogu dhigo iyo xiligii ay ahayd in la qabto waa xili ay arrimo badani kala cadaanayaan, sidaa daraadeedna ay tahay in la sugo.

”
“

Wasiirka arrimaha dibedda ee Ciraaq, Naaji Sabri ayaa maalintii shalay ballan-qaaday inay saxaaraha Ciraaq u beddeli doonaan xabaalo lagu aaso ciidamada Maraykanka iyo Ingiriiska ee soo duulay haddii aanay dib uga bixin Ciraaq.

”
“

Rasuulku (scw) wuxuu yiri: waxaan jeclaysanay in uu Muuse sabri lahaa ilaa Ilaahay nooga sii qiseeyo khabarkooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sabri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD