U gudub nuxurka bogga
SABAAD

samri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf SSubg SA5 xar
La Mid AhsabriFal Gudbe (2)
1

Cid inay samirto gayeysiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inkasta oo aanay maqaadiirta Alle keenaa cay iyo canaan toona lahayn, nafteedu way ka samri weyday, sidaa awgeed marka ay nafteeda la shawrayso waxay is-weydiisaa su’aalo xusuusteeda damqaya iyo hadalo calaacala oo ay mararka qaarkood nafteed ku hiifayso.

”
“

Wuxuu yiri (Khadir): soow kugu ma oran adigu kuma samri kartid la socodkayga?

”
“

Wuxuu yiri Khadir: soow kuma aanan dhihin kuma samri kartid la socodkayga?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
samri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD