U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saayid1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalka Hindiya abadha la soo furo guur uma xaadirto mar labaad waa ka xaaraan dhaqanka dalkan, taas oo sababta in dumarka dalka Hindiya ay ixtiraam saayid ah u hayaan Ragooda. waxan ay iska ilaaliyaan sabab uu ku furi karo.

”
“

Cali Maxamed Geeddi oo xalay ku hoyday beerta Sheekh Saayid ee ku taal degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa shaaca ka qaaday in dalka Soomaaliya lagu soo rogi doono xukun deg deg.

”
“

Xisbiga KULMIYE oo ah ururkii ugu dambeeyey ee la diiwaangeliyo kaas oo si cimri deg degle u xoogaystay oo xawaare saayid ah ku soo shaacbaxay, kaas oo noqday xisbiga kaliya ee bajiga ama lafihiisa uu uga baqdo xisbiga UDUB.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saayid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD