U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guur1

Magac Lab
Naxwecid, reer, dad
Xaraf GSubg GU4 xar
1

Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo.

2

Meel la degganaa ka tegid .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay kale oo ku dooday inay baxsad tahay oo ay kasoo carartay guur waalidkeed ku qasbay nin aysan rabin.

”
“

Biixi marba dabadiisa ayuu eegaa, ka dibna marka uu isha ku dhufto gabadha daba tiicaysa ee qiimaha leh ayuu hoosta ka yidhaahdaa “Alleylehe malaa maanta ayuun bay libin guur kuugu dhowdahay.”

”
“

Guddiga doorasho oo la is-hortaagey Maamulka Goboleedka Puntland ayaa is hortaagay xubno la sheegay in ay ka socdeen Guddiga dorashooyinka Somaliland oo u guur galayey qaabka diwangelinta uga hirgeli karto deegaanada ka tirsan Gobalka Sanaag.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

cid, reer, dad

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD