U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rux

Fal Gudbe (1)
Naxwe-xay, -xday
Xaraf RSubg RU3 xar
1

Haan caano ku jiraan lulid si subag looga dhaliyo.

2

Wax gilgilid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale qarax xalay ka dhacay wadada Aadan Cadde ayaa waxaa loo qabqabtay boqol rux oo ka g dhawaa halka qaraxa uu ka dhacay waxayna ku xeran yihiin xabsiga degmada Wardhiigley.

”
“

Kallumeysato reer Malto ah oo jilabanayey ayaa maqribnimadii shalay waxay badbadiyeen hal rux oo Somaliya ah kaasoo xaladiisa cafimad ay halis ku jirtay xiligii la badbadinayey, wuxuuna sheegay ninkaasi in dadka doonida saarnaa ay u badnaayen Soomaali.

”
“

Sidoo kale AMISOM waraxaafadeedkooda waxa ay ku sheegeen inay dagaaladii ka dhacay Muqdisho ku dileen lix rux oo Ajaaniib ah oo u dagaalamayay Xarrakatul Shabaab, kuwaasoo ay sheegeen in badankood ay kasoo jeedaan dalalka Aasiya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-xay, -xday

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rux - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD