U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ruug1

Magac Lab
Naxwe-gag, m.l
Xaraf RSubg RU4 xar
1

Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low.

2

Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa ruug-cadaa aan lagu xadi karin duurxulka iyo micnaha dahsoon ee erayada af Soomaaliga.

”
“

Haddi aan daaqad kaaga furo sooyaalka taariikheed ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ah ruug cadaa siyaasi weyn ah xaq ayaanu u leeyahay in la doorto.

”
“

Dagaal ka dhacey tuulo la yirahdo Mareer Ruug oo u dhexeysa degmada Dhusamreb iyo Cadaado halkaasoo dagaal kulul ka dhacey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gag, m.l

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ruug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD