U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daaqad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Dariishad; khalfad. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka Haddaba la eego waqtiga yar ee hogaanka sare ee xukuumadu adeegayay iima muuqato daaqad laga arki karayo dhaliilo ay leedahay xukuumadu.

”
“

Daaqad bay iga soo dhawrayeen.

”
“

Saacaddan oo kalese daaqad furan. nal daaran iyo nafley dhaqdhaqaaqaysa midna ma jiraan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daaqad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD