U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rafiiq1

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf RSubg RA6 xar
1

Saaxiib; waday.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xaalkuna maanta wuxuu taagan yahay in Suuriya loo aaneeyo dilkii ra'iisal wasaarihii hore Rafiiq al-Xariiri, ninkaas oo hormuud ka ahaa olole siyaasadeed oo lagu doonayo in ay Suuriya ciidamadeeda Lubnaan kala baxdo.

”
“

"Waxaan ku xusuustaa Abwaanka gabayo badan oo uu ka tiriyay qaadka iyo guurka, waxaaana ahayn rafiiq aad isugu dhow" ayuu yiri Abwaan Guure oo ka mid ah abwaanadii ay mudada dheer is-yiqiineen Marxuum Bacadle.

”
“

Abshir Bacadle ayaa ku dhashay degmada Mustaxiil ee deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu ku barbaaray, wuxuuna Xamar yimid isagoo dhallinyaro ah, sida ay sheegeen abwaanno ay rafiiq ahaayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rafiiq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD