U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bacadle

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya.

2

Meesha bacadluhu wax ku gato.

3

Awr rarey ah oo xoog badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadii heshiis la diido dagaal waa lama huraan" ayuu yiri Abwaan Abshir Bacadle oo ka mid ah xubnaha taabacsan xukuumada Somalia.

”
“

“Bacadlaha Gobanimo ayaa isna ka mid ah iyadoo aanu bacadle kili ahi magaalada ku fillayn, anigaana marxuumkii u sheegay isaguna wuu iga aqbalay.

”
“

Abshir Nuur Faarax abshir nuur bacadle oo loo yaqaano Abshir Bacadle waa abwaan Soomaaliyeed oo caan ka ah dhamaan cariga Soomaalidu degto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bacadle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD