U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raaxo

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RA5 xar
1

Nolol aan dhib lahayn. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Raaxo dibadda ma taal oo Wallahi waxaad sheegaysay iyo wax ka daran baa ragga debadda haysata.

”
“

Aakhiro waxay leedahay Jano aad u raaxo badan, iyo cadaab aad u kuleyl iyo dhib badan.

”
“

Rag wajiga qarsaday oo ku hubeysan qoryaha fudud ayaa toogasho ugu geystay laba ganacsade inta u dhexeysa Baar Raaxo iyo Isgoyska Dabka, waxayna sidoo kale dableydu dhaawac u geysteen laba qof oo uu ku jiro darawalkii gaariga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raaxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD