U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raadi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf RSubg RA5 xar
1

Wax raadkiisa doonid.

2

Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid.

3

Wax baarid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Dhufays aad ka gashid Shaydaanka:- Guurku waxa uu kaa oodaa meeluhuu shaydaanku kaasoo gelayey, mar hadday wuxuu xaaraan ku raadi ku lahaa rugtaada kuu yaallaan iyagoo xalaal ah.

”
“

Mar kale ayuu Madaxyuubku diiwaanka baandheeyay markaasuu arkay xeerka X. Xisaab-beeleed, xubintiisa xulka diid oo xalka qaado, farqadiisa hebel bedel oo hayb u raadi, lambarkiisa ah kan ka qaad, haddana keer u dhiib kii kastana diidda.

”
“

Waa yaabe mar kasta oo uu su’aal jawaabteeda raadi yidhaahdaba waxay maskaxdu soo tuuraysay hadaladeedii gubtaanyada ku beeray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raadi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD