U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diid1

Magac Lab
Xaraf DSubg DI4 xar
1

Wareer lala dhaco tamardarro awgeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

CALI aka DIID-GAAL aka MUXSIN: Wallee in aadan kalsooni iyo xikmad meesha ku heynin.

”
“

Mar kale ayuu Madaxyuubku diiwaanka baandheeyay markaasuu arkay xeerka X. Xisaab-beeleed, xubintiisa xulka diid oo xalka qaado, farqadiisa hebel bedel oo hayb u raadi, lambarkiisa ah kan ka qaad, haddana keer u dhiib kii kastana diidda.

”
“

Xagaagii 1972kii waxaa la sameeyey ciimadii guulwadayaasha oo ujeedadoodu ahayd inay cabudhiyaan oo xabsiga u taxaabaan dadka shacbiga ee lagu tuxmo inay kacaan diid yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD