U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Wax la qaryey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Masuulku waxa weeyi inuu waxan baadho oo uu qotodeeda baadho, maaha uun inuu iska hadlo isagoo kolba meel maraya, arintani waa arin aan indhaha laga qarsan karayn ay dawlada Maraykanku siyaasadii Somaliland ay kula macaamilaysay oo ay bedeshay.

”
“

Ergaygu wuxuu sheegay in Caalamka ay gaarsiin doonaan wixii ay ku arkeen dalka, si gurmad loogu helo dadka dhibaateysan, isagoo xusay in dhibaatada abaaraha ay ku reebeen Somalida ay yihiin kuwo aan indhaha laga qarsan karin.

”
“

Haddee runta ii sheeg, sir ma kugu qarsan karaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD