U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qariisad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.lBaayoloji
Xaraf QSubg QA8 xar
1

U jajabnaan dabiici ah oo loogu dhaqmo si gaar ah, taas oo aan koritaankeeda, uga baahnayn barasho waayo aragnimo gaar ah leh. Sidaa darteed waa aqoon dhalasho oo dabeeci ah.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Ha la yaabin, fidnada waan jecelahay, xaqana waan nacebnahay, raxmadda Ilaahayna waan ka cararaa, haddana dhib male oo waa qariisad Eebbe inagu abuuray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qariisad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD