U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaabin

Magac Fal
Xaraf YSubg YA6 xar
1

.dh yaabi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ha la yaabin, fidnada waan jecelahay, xaqana waan nacebnahay, raxmadda Ilaahayna waan ka cararaa, haddana dhib male oo waa qariisad Eebbe inagu abuuray.

”
“

Maxamed Maxmuud Maxamed Cashare (Coon) Tabaalaha adduun badan, toddobaatan cajaa´ib iyo toobbad xumaatay, talo seegtay waayeel, iyo Toobiyaha Tahriibta loo wada hanweyn yahay beryahan danbe waa mid aan la iskula yaabin, kuna koobnayn dhallinta oo qudha.

”
“

Waayo, waxay dad badan ku noqotay sheeko kedis ah, laakiina haddana marka dhinac laga eego masuul xil laga qaadaa waa arrin iska caadi ah oo ay tahay inaan lala yaabin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaabin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD