U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qardho

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA6 xar
1

.u Miro aan weli bislaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cadde ayaa magaalada Qardho waxaa uu kula soo kulmay waxgaradka gobolkaasi iyadoo kulankaasi Saxaafadda loo ogoleyn in ay ogaato waxyaabihii looga hadlayey, waxaana aad loo adkeeyay amaanka goobta uu kula shirayey waxgaradka.

”
“

Cade ayaa waxaa la sheegay in safarkii uu Qardho shalay ku yimid la xiriiray arimo ku aadan sidii loo soo afjari lahaa muran ka dhex taagnaa labo beelood oo iyagu ku muransana cidda madax looga dhigayo degmada Xaafun kaasoo meel sare gaarey.

”
“

Abandulaha ciidanka Puntland oo dhintey Waxaa shil gaari oo ka dhacey agagaarka magaalada Qardho ee gobolka Karkaar Alaha u Naxariistee Abaandulhii ciidamada Darawiishta Puntland G/Sare Maxamad Salaad Warsame.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qardho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD