U gudub nuxurka bogga
SABAAD

webi1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf WSubg WE4 xar
1

Biyo xoog leh oo durudur iyo togba ka weyn oo aan badanaa go'in.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bishaan horaanteedii ayaa hay'ada cuntada aduunka ka digtey in dadka dagan inta u dhexeysa labada webi ay la iladarn yihiin nafaqo daro.

”
“

Boowe waxaa la yidhi webi Shabeelle iyo Jubba ba Yaxaas lagama waayo e, goormaa uleyntan (ciil baxa ah) laga daynayaa webiyada?

”
“

Fashilaadda siyaasadeed ee ku aadan la dagaalanka argagaxisada ayaa George Bush siyaasaddiisa ku soo biyo-dhuratay maahmaahda ah: Ciil Yaxaas loo qabo ayaa webi laguuleeyaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
webi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD