U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalliin1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Wax qalid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kadibna waxa weriyuhu su’aalay, miyaanay taasi naftaada halis gelinayn marka mar walba qalliin lagugu sameeyo, waxaanay tidhi, “Waa la qoray wixii lagu dhimanayo.”

”
“

Qalliin lagaga sameeyay ruug xilli-ciyaareedkii dhammaada ayaa wiiqay rajadii uu ka qabay ka qaybgalka koobka adduunka.

”
“

Wuxuu sheegay in ay qorshaynayaan in magaalooyinka kale ee Puntland ay yimaadaan dhaqaatiirtan wakhti kale, wuxuuna sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay quudaraynayso in qalliin lagu sameeyo dadka faruuran oo dhan oo ku nool Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalliin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD