U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oogo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.lJooloji
Xaraf OSubg OO4 xar1 Tusaale
1

Jirka sare ee nafleyda.

2

Dhulka meeshiisa aan cadduun iyo dooxo ahayn.

3

Wax dushood sare. . oogo-dhul m.dh

1

(jool.) Qaybta adag ee qolofta dhulka, taas oo ku kala fidsan gun gaaraysa ilaa iyo 65 Km. (40 mayl) ka hos dhulka dushiisa.

2

(jool.) Qaybta u serraysa dhulka ee ka sarraysa xarriiga moho, garadeeduna waa 8 ilaa 40 km. badanaa waxay ka koobantahay dhadhaabo shiileed.

Tusaalooyin

“

Buurta oogadeeda

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed Siyaad Barre oo dibadaha dalka ku nool lagu soo oogo Dacwado..

”
“

Maxamed Siyaad Barre oo dibadaha dalka ku nool lagu soo oogo Dacwado Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa ogolaatay sida lasoo weriyay in la maxkamadeyo Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Gen.

”
“

Isaga iyo ka ugu itaalka yar, ee ugu duuno yari wey siman yihiin, marka sharciga Waxa la gudboon in muwaadin kasta oo xuquuqdiisa lagu xad gudbaa, dacwad ku oogo cida ku xad gudubtay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Cilmiga

Jooloji (jool.)

Xarafka

O · OO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oogo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD