U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nimco

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NI5 xar
La Mid AhnicmoMagac Dheddig
1

Nabadgelyo, barwaaqo iyo caafimaad lagu suganyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nimco-sharaf, waxay is-giijisaba ugu dambayntii waxaa soo legeday neecow dareen leh oo ay ku lamaantahay xumaddii fanka, taas oo keentay in ay dhexda u gasho badweynta fanka Soomaalida oo ay ilaa hadda kolba dhinac ugu dabaalanayso.

”
“

Nimco kumay sii negaan fanka oo waxay u go’day shaqada macallinimada, waxayna dib ugu laabatay magaalada Sheekh oo ay markii hore ka tagtay, halkaas oo ay shaqadii ka bilowday.

”
“

Haddii uu dayaxu joogo Burji maa’I ah, waxay xeel-dheerayaashu hore ku sheegi jireen, sannad aad loogu aayo oo nimco iyo barako badan, shaqaalaha, ganacsatada u fiican, nabad iyo caafimad leh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nimco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD