U gudub nuxurka bogga
SABAAD

burji

Magac Lab
Xaraf BSubg BU5 xar
1

Heybad cidi leedahay oo dadka qaarkiis kaga baqaan ama ku xurmeeyaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Haddii ay jiri jirtay xilli uu ninkani lahaa burji iyo heybad,” ayay tiri Dawacadii, “maanta anigaa ka burji sarreeyo.

”
“

Haddii uu dayaxu joogo Burji maa’I ah, waxay xeel-dheerayaashu hore ku sheegi jireen, sannad aad loogu aayo oo nimco iyo barako badan, shaqaalaha, ganacsatada u fiican, nabad iyo caafimad leh.

”
“

Ninkii ka koobnaa jir mideysan oo is heysto, oo burji iyo heybad ka muuqdeen, waxa uu quud u noqday miciyihii iyo gowisihii habar-dugaag.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
burji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD