U gudub nuxurka bogga
SABAAD

militeri

Magac Lab
Xaraf MSubg MI8 xar
1

Ciidan ku hubaysan qalab dagaal oo dal u qaabilsan daafaca.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Isku soo wada duube xaalada tuulooyinka u dhaxeeya deegaanada Jawiil iyo Beergidiid ee bartamaha gobolka Hiiraan ayaa khatar ah in dagaal kale ka qarxo maadaama dhaq dhaqaaq Militeri ay wadaan dhinacyadii ku dagalamay shalay halkaasi.

”
β€œ

Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa gacanta ku haya Maleshiyaad tageersan Barre Hirale iyada oo DFKMG ah aysan wax talabo ah ka qaadin iyada oo warar an la xaqiijin ay sheegayaan in dowlada Ethiopia hor-taagan tahay in la qaado talaabo Militeri.

”
β€œ

Sidoo kale, Maraykanka ayaa ku caawiyay Israel, dhaqaale iyo taageero militeri.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
militeri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD