U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqaaq1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada Ethiopia ayaa waxay gudaha u galeen Somalia sannadkii 2006, markaasoo ay hanjabaadyo kala kulmeen Maxkamadihii Islaamiga ahaa ee ka horjeeda DF, iyadoo ay weli kooxaha ka horjeeda DF ka wadaan gudaha Somalia dagaallo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah.

”
“

Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in Gaadiidka BL-ka uu isticmaali karo wadada, isla markaana aanay jirin wax dhaq dhaqaaq ah ama howl gal ka socda wadada.

”
“

Googjoogayaal, ayaa sheegaya in haatan ay magaalada Galgala ku sugan yihiin Ciidanka Puntland, Ciidamadii soo weerarayna ay ahaayeen kuwo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, balse aan ahayn ciidan xoogan oo meel dagan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqaaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD