U gudub nuxurka bogga
SABAAD

midig

Magac Dheddig
Naxwe-gyo, m.l/dh
Xaraf MSubg MI5 xar
1

Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga.

2

Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado. midigee

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Yaasiin waxay 6dii Sebtember sanadkii 2003dii isku dayday dil ay helikobtarada Yuhuuddu la beegsadeen guri gacanka Qasa ku yaala oo uu ku jiray, weerarkaasna waxaa garabka midig ka soo gaadhay dhaawac fudud.

”
“

Baalka midig ee Real, Michel Salgado, wuxuu beddelayaa Puyol oo Barcelona u safta.

”
“

- Wuxuuna ugu jeesanayaa daaha si toos ah, maxaa yeelay waxa muuqata in la is faray marka uu tukanayo inuu u jeesto daaha xaggiisa, haddiise daaha uu uga jeesto midig ama bidix oo uu markaasi si toos ah ugu aaddanayn ma aysan sugnaanin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-gyo, m.l/dh

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
midig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD