U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mataan1

Magac Lab
Naxwe-no, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah.

2

Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Illaah baa wax bad-baadsha’e, laakiin wer-werka muuqdaa waxa uu yahay cabsi laga qabo inay umusha iyo saddexda mataan u le’daan nafaqo daro iyo cunto la’aan.

”
“

Madaxa sahaminta ayaa lagu magacabi jiray Mataan Mahdi.

”
“

Marwo Luul Xasan Mataan, ayaa iyaduna ku boorrisay beelaha laga tirada badan yahay inay ku tutunsadaan masuuliyiintooda mansabyada siyaasadeed isu soo sharraxa oo aanay cid kale u codayn intay soo saarayaan siyaasiyiinta iyaga u gaarka ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-no, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mataan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD