U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masruuf1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaan maqalka kayd kuugu jirin, laga masruuf qaato.

”
“

Waxaan filayaa inaynan ka sugin in kolba meel looga yeedho C/Laahi Yusuf Iyo Shariifka, bulshada caalamkuna ma wadi doonaan masruuf shirar aynan waxba kasoo ifbaxayn oo wakhti lumis ah.

”
“

Biixi wax aduun ah wuxuu haystaa inyar oo lacag ah oo aan ka badnayn xaqal-masruuf maalmo ah, dabadeedna inta uu waxoogaagiisii yaraa jaxaastay oo guntiga geliyey ayuu saaxiibadii raacay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masruuf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD