U gudub nuxurka bogga
SABAAD

marqaati

Magac Lab
Xaraf MSubg MA8 xar
La Mid AhmarkhaatiMagac Lab
1

Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa.

2

Goobjoog.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada ka laabtay howlgalka Somalia ayaa la gudoonsiiyay shahaadooyin aqoonsi ah oo ka marqaati kacaya howsha wanaagsan ee ay kasoo qabteen Somalia.

”
“

Dhamaan Masuuliyiinta kale iyo Wax garadkii ka hadlay soo xiristii kala fadhiga Golaha Degaanka ee Magaalada Qardho ayaa ka marqaati kacay wax qabadka Golaha Degaanka ee Magaalada Qardho iyagoo bogaadin usoo jeediyey Golahaasi.

”
“

Madaxweynaha Waxaa uu sidoo kale marqaati ka dhigtay go'aankaasi inuu sharcid daro yahay qodobo ka mid ah dastuurka Dowlada u yaal waxaana sidoo kale uu u sababeeyay dhowr qodob inay lid ku noqonayaan go'aankii Baarlamaanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
marqaati - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD