U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malaaq1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal ila eega: Waa Malaaq( ma), suldan(su), Boqor(ba) Ugaas(u), Garaad, wabar(wa).

”
“

Malaaq Ibraahim Aadan Dhaayoow oo ah madaxa golahaan ayaa si weyn ugu dhaleeceeyay dhibaatooyinka ammaanxumo ciidamada Ethiopia, isagoo sheegay in dadka Baydhabo ay isugu dareen jir dil, barakicin, xarig iyo Bandow.

”
“

"Baydhabo waxay leedahay hal waddo oo keliya, waxayna noqotay mid ay ku kaltamaan ciidamada Ethiopia iyo dadka Baydhabo, haddii ay wax dhacaanna waxaa la xiraa la dilaa isla markaana la handadaa dadka Baydhabo" ayuu yiri Malaaq Dhaayoow.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malaaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD