U gudub nuxurka bogga
SABAAD

magdhaw1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Qiimaha looga qaato qof khasaaraha uu geystay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrinta mag-dhawga waxaa ballan-qaaday xilligii uu shilkaasi dhacay madaxweynaha dalka Tanzania Benjamin Mkapa, iyada oo hadda magdhaw bixintiisa uu ku dhawaaqay William Lukuvi, oo wasiirka Arrimaha Xukuumadda Tanzania ah.

”
“

Cid kasta oo xoogg hanti ku haysatay waa in lagu xukumaa magdhaw ku salaysan sanadihii ay ku dhaqmayeen, haddii aan milkiiluhu iska cafin.

”
“

Dixood, isagoo carrabka ku adkeeyay inay magdhaw weydiisan doonaan arrintaa ku saabsan Dawladda Ingiriiska.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
magdhaw - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD