U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hawlgal1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Gaashaanqaad.

2

Si hawsha loo qabto.

3

Waqtiga shaqada la billaabo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Somalia: Burcadbadeed la Dilay Hawlgal ay ciidamada Kuuriyada Koofureed ku soo furanayeen markab ku afduubnaa xeebaha Soomaaliya ayay ku dileen 8 burcadbadeed ah.

”
“

Ergadan Sool waxa lagu tilmaami karaa inay tahay hawlgal lagu bannaynayo xuduud-beenaad kala qaybiyey maamulka Somaliland.

”
“

Mareykanka iyo Somalia oo Xaqiijiyey in la Dilay Cali Jabal Dawladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in hawlgal lagu dilay madaxii ururka Al-Shabab uqaabilsanaa magaalada Muqdisho Cali Maxamed Xuseen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hawlgal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD