U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kulansan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf KSubg KU8 xar
1

Wax kulmay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

ku dhimatey Muqdisho, AU oo ku kulansan Kampala Sarkaal ka tirsan dowladda ayaa saxaafada u sheegey in sideed qof ku dhimatey iska-horimaad ku dhexmarey magaalada Muqdisho kooxaha mucaaradka ah iyo ciidamada dowladda.

”
“

Doontaan ayaa warar is khilaafsan oo ka soo baxaya waxaa ay sheegayaan inay saarneeyeen kooxo Burcad Xildhibaanada Haweenka Soomaaliyeed iyo kuwa Uganda oo ku kulansan Caasimada Kanbala ee Dalka Uganda.

”
“

Gagaab cabsi xoogan iyo in uu tagi waayo goobaha lagu kulansan yahay la soo gudboonaatey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kulansan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD