U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kool

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KO4 xar
1

Ammaan; faan. kooxaha dhiigga

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin runtii waxaan damcay inaan talaabo sharci ah ka qaado kool-kooliyaha, balse intii aanan isaga (kool-kooliyaha) wax talaabo ah ka qaadin ayaan dhakhaatiirtii boqorka iyana u yeedhay oo aan xog-waraysi la yeeshay.

”
“

Waa mid lagu dhasho, wuxuuse u baahan yahay korin, kobcin iyo kool koolin.

”
“

Jamaal marka Luul hadalkeedu sidaa u kululaado wuxuu jewiga u beddelaa isaga oo yidhaa; “Maxaa kaa maqan Luul, sownigan ku leh ha dhicin, ha jabin, ee ku kool-koolinaya.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD