U gudub nuxurka bogga
SABAAD

konton

Magac Lab
Xaraf KSubg KO6 xar
1

.t. Tiro ka kooban shan meelood oo min toban ah; shan tobnaad; "50".

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Maxkamaddu, waxa kale oo ay labadaa eedeysane iyo gaadhigii siday Khamrigaa ku ganaaxday lacag dhan 150,000 (Boqol iyo Konton kun) Sl.

”
β€œ

Laba mishiin ayaan dalka dibaddiisa uga diray oo cusub oo la iga soo siiyey Konton Kun oo Doolar )$50,000).

”
β€œ

Tin ( ingiriis : Tin) astaanta ( Sn ) waa curiye kimiko oo leh tiro atom konton ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K Β· KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
konton - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD