U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kharaar

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA7 xar
1

ld xarąar1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Geed hindiga waxoo la baxaa mid kale oo la dhoho Geed Talaal oo mirahiisa kharaar ah, caleemahiisa neh qal qaliir ah.

”
“

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay halkaas isaga baxeen kadib markii dagaalo kharaar ay kula galeen ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Fedraalka degaamada ku hareeraysan Raaskambooni.

”
“

Waxqabad la’aanta IGAD ee kulankooda Nairobi Soomaalida run-kharaar uun ayay mar kale ka karorsan karaan, kaas oo ah in xalka Soomaaliya uu ku jiro Soomaalida dhexdeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kharaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD