Tusaale Dheeraad ah3
“
Kooxo Maleeshiyo oo aan cidina ka amar qaadan, balse la rumeysan yahay in ay ka soo jeeda Beesha gacanta ku heysa Magaaladaas ayaa la sheegay in falal isugu jira dhac iyo qal qal gelin ay ka wado Magaalada Kismaayo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-lal, m.l
Xarafka
Q · QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
