U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaydsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf KSubg KA7 xar
1

Wax la kaydiyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Maxaa loo iibiyey meelihii muhiimka ahaa ee ay dawladdu wax ku kaydsan lahay, sida tii ku dhegsanayd Xarunta MCH-ka dhexe ee Burco, Hangaradaas oo laga iibiyey niman ganacsato waaweyn ah.

”
“

Wuu sii watay Abuu Dar hadalkiisa, isagoo nasteexo u soo jeediyay Mucaawiye iyo madaxda la socotoba inay isaga baxaan guryaha ay ku jiraan iyo beeraha ay leeyihiin, iyo inaynan naftooda u kaydsan wax hanti ah wixii maanta ka danbeeya.

”
“

Awooda Kaydsan ( ingiriis : Potential Energy) sida cilmi Fiisigisku sheegay awood kaydsan waa awooda taagan ee ku kaydsan meel.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaydsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD