U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dowladnimo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DO10 xar
La Mid AhdawladnimoMagac Dheddig
1

Dawlad ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Ilaalinta Mabda'a kala soocnaanta awoodaha hey'adaha dowladnimo iyo ku kala dambeyntooda sharciga gudahiisa.

”
“

Nuland ayaa sheegtay in Soomaaliya ay u gudbeyso xaalad cusub oo dowladnimo rasmi ah, taasoo leh waxtar iyo xisaabtan.

”
“

Waxaa la sameeyay isku dayo baddan oo lagu soo celinayo sidi loo soo celin lahaa nidaamkii dowladnimo, nasiib daro giddigood waa lagu guul dareystay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dowladnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD