U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jeel1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.dh
Xaraf JSubg JE4 xar
1

Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama dhadhankooda, iwm, u bogidda, jamaadda iyo macaanka laga helo.

2

Dareen rabitaan oo ku abuurma xoolaha marka ay waayaan dhanaan.

3

Meesha dadka dembiga gala lagu xiro; xabsi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Magaaladuna jeel wax lagu xidho malaha"ayuu yidhi gudoomiyaha maxkamaddu, sidoo kale waxa muuqata baahi ah inay magaalada xafiisyo ka furtaan wasaarado badan, sida wasaaradda maaliyadda, beeraha, xanaanada xoolaha, horumarinta reer miyiga iyo qaar kale.

”
“

Haddii sidani ay dhab tahay reer Somaliland badidoodu jeel bay kuwada jiraan sida Maraykanka madow ee Maraykanka ku nool.

”
“

Ninkaas oo lagu taandheeyey shooki yar oo u dhow jabadka ay diyaaraduhu ku gel-gelimaystaan ayey qaar askar ahi ii sheegeen inuu ninkaasi ka soo baxsaday jeel-magnuun lagu oodeeyo dadka waallan ee aanay cidina arag meel uu dad ku cunay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.dh

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jeel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD