U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaarnimo

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JA8 xar
1

Jaar ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. In aad u coddaysid musharaxa adigoo cuskanaya saaxiibtinimo ama jaarnimo taasna waxaa lagu arkaa doorashooyinka Maraykanka, Jabaan, Ireland, waxaa dabiici ah inuu musharaxu codad badan ku helo meeshuu ku dhashay.

”
“

Lagama yaabo inaan is nidhaa armaa laga wadaa jacayl Alle, mid waddan, mid walaaltinimo, mid jaarnimo, mid bani'aadantinimo iwm.

”
“

Marka guud ahaan jaarka laga hadlayo xuquuqdoodu waxay u kala baxdaa saddex - Jaarka qaraabada ah wuxuu leeyahay saddex xaq oo kala ah xaqa qaraabanimada, xaqa muslinimada iyo xaqa jaarnimo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaarnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD