U gudub nuxurka bogga
SABAAD

insaan

Magac Lab
Xaraf ISubg IN6 xar
1

.kh I. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Macdantana dhammaan buruujta ayuu la wadaaagaa, nooc kasta oo ay yihin, noolahana dadka (Insaan), sidoo kalena daanyeerka, ugaadhsiga, shimbiraha, wixii aan isaga ahayn wuxuu la wadaagaa naqa.

”
“

Aadamigu waa sidaas oo kale, magaca 'Dad, Aadami, Insaan iwm. waa ay wadaagaan, laakinse waxay ku kala sarreeyaan oo ku kala qiimo badan yihiin: Akhlaaqda, Aqoonta, Edebta, Xishoodka, Dhaqanka wanaagsan iyo Amuuro kale.

”
“

Cismaan Yuusuf insaan ahaan ma fududa in shakhsiyaddiisa la tilmaamo, si sugganna loo asiibo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
insaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD