U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muhim

Magac Lab
Xaraf MSubg MU5 xar
1

.kh M. ah: wax qiimo dheeraad ah cid u leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba in ay dawladdu dhexdegto waa arrin muhim u ah dhismaha qarankeena.

”
“

"Dalalka Carabta waxaan ka codsanaynaa inay kaalin muhim ah ka qaataan nabada Somalia, waxaana ka codsanay inay ciidamo nabad ilaalin ah u diraan Somalia" ayuu yiri Sheekh Shariif Sh.

”
“

Isbedelkaana waxa la odhan karaa waxa keenay horumarka ay dadka Somaliland sameeyeen, iyo niyad-jab beesha caalamka kaga yimid dhinaca Soomaaliyada Koonfureed, kadib markii ay arkeen in shirkii Kiiniya ee tobanka bilood socday ay ka baxeen xubno muhim ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muhim - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD