U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hugo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf HSubg HU4 xar
1

Maro, buste iwm dusha iska saarid

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kim Hugo Leonel Niko Cesarion uu ku dhashay 10 Luuliyo 1990), ama Kim Cesarion, waa fanaanad Iswiidhan ah.

”
“

Obama wuxuu si cad u sheegay inuu miis wada hadal la fariisan karo madaxda waddamada Mareykanka kula loollama siyaasadda sida madaxweynaha Venezuella, Hugo Chavez, midka Iran, Mahmoud Ahmedinejad iyo kuwo kale oo kala geddisan.

”
“

Raul, ayaa dhaliyay labada gool ee kale, waxaanay isugeynta goolashiisa ka dhigayaan labadan gool 208 gool, isagoo ka dulmaray Hugo Sanchez, noqdayna ciyaartoygii afraad ee ugu goolal dhallinta badan taariikhda Real Madrid.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hugo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD