U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hoodo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HO5 xar
1

Naasib.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabdho badan oo Soomaali ah oo hibo iyo hoodo u leh maansada ayaa Caashaluul iyo iftiimintaas u baxday ka qaadan doona tilmaan wacan oo iyaguna hal-abuurkooda boodhka ka jafi doona markay ogaadaan in khasnado aanay ka warqabini ku duugan yihiin.

”
“

Dadka Soomaaliyeed waxa ay noqon lahaayeen dad hoodo iyo ayaan leh, haddii dhibaatada qaadku ay ku ekaan lahayn isdaba maridda qaadka iyo doolarka.

”
“

Halyeynnimadaada sheelan Habawgiyo dhiirrintiisa Ayaan halis kuu tusayne Intaan kugu hawlo-daaley Intaan kugu hoodo-sheegtay Intaan hebla' kuugu faanay Hilaado fog bay lahayde Inaan hafarkaaga qaato Sidaad ku heshaa da' weyne Adiyo habigaaga mooyi!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoodo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD