U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duugan1

Fal Magu (1)
Naxwe-gmay, -gantay; -gmi
Xaraf DSubg DU6 xar
1

Wax la xabaalay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Soomow oo intaas ku daray in la dumiyo qabri uu ku duugan yahay qof Muslim ah oo culumo ahaa raad kuma lahan diinta.

”
“

Cid kalaba ha i noo dambeysee, marka aan la dhacno sida ay gabyaayadu u saafaan, amma u tafsiiraan, macnaha ku duugan gabayo hore waa in aan u qirnaa iyaga gorfeeyayaal!

”
“

Waxay ku jirta baaxad weynida iyo qota-dheerida ereyadiisa ku duugan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-gmay, -gantay; -gmi

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duugan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD