U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weyne

Magac Lab
Xaraf WSubg WE5 xar
1

Ilaah; Rabbi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guri Dabaq ah oo ku yaal degmada Xamar weyne ee M/Muqdisho oo ku dumay Qoys deganaa.

”
“

C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey deegaano badan oo ka tirsan gobolka Bari ee dhaca wadada dheer, waxaana indhaha maanta booqashada Gaas ay qabanayeen dad weyne aad u fara badan oo taagan Jidka dheer ee saaran wadada.

”
“

Cabdiraxmaan Faroole M-weyne Faroole, waxa uu sheegey in Puntland ay hormuud ka ahayd Dastuurka iminkana ay taageereyso oo ay soo dhaweynso in Ummadda Soomaaliyeed ay Dastuur yeelato.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weyne - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD