U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adiyo

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AD5 xar
1

Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'iyo'.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Halyeynnimadaada sheelan Habawgiyo dhiirrintiisa Ayaan halis kuu tusayne Intaan kugu hawlo-daaley Intaan kugu hoodo-sheegtay Intaan hebla' kuugu faanay Hilaado fog bay lahayde Inaan hafarkaaga qaato Sidaad ku heshaa da' weyne Adiyo habigaaga mooyi!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A Β· AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adiyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD